News

WordPress oo ku Tarjuman Af-Soomaali

All posts

  • WordPress oo ku Tarjuman Af-Soomaali

    Ku soo dhowaada so.wordpress.org oo ah WordPress ku tarjuman luqadda Af-Soomaali. Fadlan haddii aad aragtid erayo kaga haboon tarjumada hadda ee https://so.wordpress.org/ waxaad noogu soo diri kartaa qaybta xiriirka ee dhanka sare ee bogga, si markaas aan tarjumada ugu wanaagsan ugu qorno.

    Read Post